Xog:Dagaal Faneedki Falis Iyo Ikraan Caraale Waa Dhamaday Maxuu La Dhamaan Layahay Dagaal Firxiyo Fiska Iyo Bashiir Hanuuniye

heesoDagaal faneedki ka dhax qarxay sanad iyo bar ka hor labada fanaan ee Ikraan Caraale iyo Falis Abdi ayaa ahaa dagaal ka dhashay heestii Garaadlaay ay soo qaday Fananada Falis Abdi taas oo la dhahay waxay jawaab u aheed hees Ikaan horay u qaaday oo lagu magacaabo Garsiiya.

Heesta Gaarsiiya ayaa ah mid lagu tilmaamayo fariin jaceyl oo loo wado qof kale tasi oo loo qaatay in aay kusuco hab murtiyeeysan oo maldahah aayna direyso fananada ikraan careele kuna socoto Shiine aqayaar oo ah Gudoomiyaha Kooxda waayaha Cusub ahna Ninka qaba Falis Abdi oo aay kuwada mideysan yihiin Kooxda Heesaha kulooqeeya ee Waayaha-Cusub.

Rix Halkan si ad udaawato Muuqaalka Heesta Ikraan Caraale

Falis oo difaacaneysa Dagaalna ugu jirta sidii aay ninkeeda ku ilaa shan laheed ayaa waxa aay soo qaaday heeska Garaadlaay oo Macno ahaan dadbadani ka xanaaqeyn maadama qof walaan oo kale lagu tilmaamay iyadoona taasi aay keenatay in dagaalkaais uu meel sare garaao.

Riix Halkan Heestii Garaadlay

Dagaalkaas ayaa ugu danbantii dhamaday markii Ikraan caraale noqotay xaas taas oo ay is guursadayn fanaanka Saxardiid Maxamed Saxardiid oo dagan Magaalada Hargaysa.

Muhiimada warbixinta ayaa ah Dagaalka Farxiyo Fiska iyo Bashiir Hanuuniye maxuu la dhamaan Layahay.

Kow waxuu u dhamaan layahay sida in badan la sheego in labada fanaan ee Bashiir iyo Farxiyo tan iyo markii ay kala tagay wali wax guur ah ma aysan samayn labadooda yacnii qofkoodna ma guursan qof kale taas oo ah sababta ay ila iyo hadda iskugu mashqulayaan.

Riix Heesta Daadiska ah ee Bashiir Hanuuniye

Labo waxa uu la dhamaan layahay dagaalka labadaan fanaan in qofkood qof ka mid ah uu wali ka dhamaan jaceylka uu u qabo qofka kale waxaana dadka farta ku fiiqayn in uu yahay qofka wali wax jaceyl oo seexan la Bashiir Hanuuniye.

Sadax Farxiyo Fiska waxay hadda xariir la leedahay sida la sheegay ama aan idiin soo gudbin doono qoraladeena soo socda fanaan ka mid ah fanaaniinta London taas ayaana la shagayaan in uu ka gubanayo fanaanka Bashiir oo mar walbo dagaalka ku bilaabaya Fanaanada Farxiya Fiska

Riix Halkan si aad udaawato Heesta Daadiska ah ee Fiska

dadka qaarkiis waxaa ay leeyihiin Farxiyo weli waa ay jeceshahay Bashiir kuma quusan balse is faham daro ayaa jirta waxaana jira dad ka dhex shaqeynayo labada dhinaca oo mar kasta warar been ah isaga gudbinaya

W/D:-Mohamed Abdikadir ilmi Amoore
Email:-Mohamedcc7@hotmail.com
SKYPE:-Amoore-uk


Warrakii Arimaha Bulshad Calafka.net

Nagala Xiriir Cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. cabdi nasir says:

    Dagaaal dhimasho iyo dhaawac geestay oo maagalada qalbi oo u dhaxeeye jeceyl iyo waalid

  2. cabdi nasir says:

    Warka mada akshey ku maar oo islaami doono jeekeejaan oo sheegay inuu kusoo gaba gabeydono wadan ka somaliya hazard oo jeclaaday gabar somalia oo lagu magacaabo sihaam faaruuq cabdullahi oo iyadane sheegtay inay aad ugu faraxday john cena oo balansaday musaaraco fiiryahanka somaliyed oo lagu magacaabo cabdi naasir wiilka sanadka ee shirkada bulu hud oo qaatay aktarka ugu fcn dunid c.raxmaan maxamad nuur

  3. maxamed sool says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkn ilahow dhamaadaa dagaalkau