Website-ka Arimaha Bulshadda ee Calafka.net oo dib uhowl-bilaabay

Calafka.net oo ah Website Soomaaliyeed oo ka faalooda Arimaha Bulshadda ayaa dib ugu soo laabtay shaqadii uu uhayay bulshada Soomaaliyeed.

Website-kan ayaa halkiisa kasii wadi doona barnaamijyadii uu idiin hayay gaar ahaan sheekooyinkii Arimaha Bulshada, sidoo kale waxaa uu falan qeyn dheeraad ah ku samayn doonaa barnaamijyo cusub.

Arimaha Bulshada sida Arimaha Qoyska,Jaceylka, Sheekooyinka, Qisooyinka, dhacdooyinka, Caafimaadka, diinta iyo Fanka ayaa uu ka faaloon doonaa Calafka.net.

By Mamulka Calafka
Email: Cabkayare@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>