Qisadan ayaa ka dhacday dalka somalia waxayna ku dhacday wiil soomaali ah o la yidhaahdo Cali, hadaba qisada ayaa sidan u taala ee aqriso.
Inan la yiraahdo Ahmed ayaa saaxiibkiis Ali u sheegay inuu bartay xaaska Imaamka Masaajid u dhowaa. waxay ahaayeen saaxiibo aan ALLE ka cabsan oo xumaan ku saaxiba.
Wuxuu ku yiri Ahmed sxbkiisa Ali ” sxb qoftaas ayaan gurigeeda ugu tagaa, balse mar kasta waxaan ka cabsadaa in ninkeeda oo ah Imamka masjidka uu igu qabto inaa gurigiisa ku jira oo qoftiisa la fara ciyaaraya.
Marka maxay kula tahay sxb markii uu salaada dadka tujiyo hadaad u sheekeysid intaan danteyda ka dhameysanayo, haduu soo baxana isoo wacdid, si aan meesha uga fakado intuusan igu iman”.
Ok sxb” ayuu yiri Ali kadibna masaajidka ayuu hore ka aaday.
kadib Imamkii salaadii markuu dadkii tujiyey ayuu sheeko u qabtay. Maalin kasta diinta ayuu wax ka weydiin jiray, isagoo iska dhigaya nin raba inuu wax faa’iideysto.
Imaamku markuu baxayana sxbkiis ayuu wacaa oo uu ku yiraah waa soo baxay.
kadibna wuu uga sheekeyn jiray wuxuu soo sameeyo maalin kasta.
Waxay she ekadu sidaa ku socotaba Ali wuxuu sxb la noqday oo sheekadii isugu baxday Imamkii, wuxuuna bilaabay inuu fekero oo uu denbi dareemo.
Maalintii danbe wuxuu go’aansaday markuu mudo is celcelinayey inuu u sheego Imaamka waxa jira wuxuna u sheegay iimaamkii inuusan masaajidka ALLE ka cabsi usoo aadin iyo weliba inuu ujeedadiisu aheyd inuu u sheekeeyo inta sxbkiis ku maqan yahay Imaamka Marwadiisa.
Imaamkii wuxuu ku jawaabay, Caliyoo nin yohow xaas ma lihi”.
Hadaba halkeebay idinla tahay inuu Ahmed aadi jiray? jawaabta ayaa ah Ahmed wuxuu aadi jiray xaaska sxbkiis Ali.
CADOWGAAGA HAL MAR ISKA JIR, SXBKAAGA XUNA KUN MAR ISKA JIR micnaheena ama ujeedka qisada ma aha laba walboo sxbo ah wanag ku wada sxbo in aad iska jirtid ama aad iska ilaalisid wey jiraan dad wanagsan ilaahey dartiise kuwada sxbo, waxaan maqlijiray aniga oo yar labadii baadil ku heshiiso xaq ayey ku diriraan ? taasi waa dhab waxaana idin cadeeneyso qisadaan hada aan kor kusoo xusnay.
Wa yaab qofka wanagsan ee ilaahay kuxiran xumani mahalesho
K.k.k.kk wayab wa aqiru saman
waa qiso cajib ah marka waa in laga taxadiraa sxbada xun hdi u sxbkaaga xumaadana adna wey kusaameyn sxb
waa wasaq ahmed mayaqano sxbtinimada waxaytahay midakale dadka sogudbinayo waxyabahan okale hakafirsadan sababto ah waxala wayna labo sxbta ok
Marka hore hadaa qof xumaan ku saacido oo aad ugu shaqayso cidhbahaaga ka eeg goor aynoqotaba waanye dhicikartaa warkan foosha xun oo waa suurto gal arinkaasi ee Alle halaga cabsado oo xumaanta hala reebtomato hadii kale agtaada ka eeg
asxw sax ah saaxiibkaaga mar waakuu sed mana waakuu sabab waana maah maahyo soojireen ah oo fog waayeelkeenii hore waxay dhihi jireenn saaxiibkaa marna waakuu sahan marna waakuu subag marna waa kuu sahan marna waakuu sabab ee iska ilaalsha saaxiiba oo sirtaada hakuugu sinaato oo qofkalo ha usheegin ascw