Ey waayay labadiisii lugood ee hore kadib markii uu kasoo dhacay dabaq afar biyaano ah ayaa hada bilaabay in uu ku socdo labadiisa lugood ee danbe.
Eygan Waxaa lagu magacaabaa puppy waxaana uu musiibo ku ahayd waayida labadiisii lugood ee hore kadib markii uu kasoo dhacay daaqada guri kuyaal magaaladda London ee dalka Ingiriiska
waxaa lagu waday daaweyn mudo bil ah, waxaana Milkiilaha Eygaas uu bixiyay qarash badan isagoo galay qaliin inkastoo xaaladu ay ku ahayd mid aad u adag iyo qatar ah
London h ayaa ka reebatay labadiisii lug ee hore kadib dabaq sedex biyaano ah oo uu ksoo dhacayEygan ayaa waxaa uu kasoo tagay Humane Society ee Del Norte gobolka California, mudo lix bilood ah ayay ilaalinayeen qoyskii iska lahaa.
Daaweynta Eygan ayaa waxaa ku baxaysa lacag dhan $3,000 (£1,900) waxaana ku jira xanaaneyntiisa marka lageeyo dalka Mareykanka.


Calafka.net