Qodobadani Waxad Ku Noqon Karto Marwada buuxisa Indhaha Sowjkeeda..

inta badan waxa jira marwooyin dumarka ka mid ah oo buuxisa shuruudaha looga bahan yahay inay saygeeda la wadaagto,waxana jira xaq joogto ah oo ay isku leyahiin lamanaha isqaba.

inkasta oo bulshada badan kooda aysan wakhtigani ku baraarug sanayn xaqa ay isku leeyahiin lamaanaha iyo sowj-ka iyo sowjada hadana shabakada calaf.net waxay isku dayeysaa inay qeexdo qodobada salka u ah qancinta ninka ee looga bahan yahay  gabadha.

waxana mid mid ushegi doona qodobada iyo sababaha looga bahan yahay,waxay ka layahiin…

1-Xishood iyo Naxaris: marka aan leeyahay xishood iyo raxmad waxay tahay sababta inay haweenayda kaga danbayso ninkeeda wax kasta oo oo u soo jediyo Ama uu qabanayo iyadoo muujinaysa raxmada ay u hayso.

2-Fur fur nana ama Dabac sanan :gabadha waxa looga bahan yahay inay u dabac sanaato sowjkeeda,ayna ku adeecdo waxa uu uga bahan yahay,iyadoo wajogiisa tusaysa inay tahay lamaanahii uu doortay,waxana inta badan raga qalbigooda dila qeylada badan.

3-deganan: dagananta waxay ka mid tahay shayga ugu qaali san gabadhamarwada ah,waxana dagananta tahay inaywakhtiyada u joogo ninkeeda tahay qofka suulan wax kasta oo wajiga sowjkeeda dhibaya..

5- Samir iyo dulqaad badan:inta nadab waxa yar samirka lamaanaha is qaba waxana muhim ah inay jiraan dulqaad joogta ah oo ka dhaxeeya lamaanaha isqaba.

6-Muxubo: gabadhu waa in ay is jeclaysiisaa oo ay isu jejebisaa saygeeda waana sifaadka lagu tilmaamay gabdhaha jannada  xuural ciinta ????? ???????) ).

 

7-Isu-qurxinta: mar walba raggu wuxuu jecelyahay gabdha qurxoon oo saacad walba ilaalisa jismigeeda iyo quruxdeeda mar walbana isu qurxisa saygeeda bannaanka markay aadeysana asturan.

8-Qarinta sirta guriga: marwayahay ha u bixinnin bannaanka sirta gurigaaga waa amaano laguu dhiibaye, ha dayicin ammaanada.

Inta badan qodo badani waxay ka mid yahiin kawa hadii haweenada ku dhaqanto ay ka mid noqonayso sifarul miminin,Ama Sowjo wanaagsan.

Mohamed Abdulahi Khalif(shine)

Nairobi Kenya


Warrakii Arimaha Bulshad Calafka.net

Nagala Xiriir Cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (14)

  1. Mahamed cadde says:

    Asc calaf horta somali miya dumar nocas laka hela been waye kuma jiiraan somalida dumar kota way af dheer yahiin oo hadalka nin keda waxey ka qadarisa hadalka ninka shisheye waxeyna isku taheyey sa iney nin kale kuku kor shukan sato marka dumarka somaliyed ilahay hanoso hanun sho waxey wadan iyo wabiga yaa ween waye hora waxaa lo dhahay warabo tuur ku jiiro warkey halo sheeko nin walan ayan ahaye walal ma dhafayo waa mah mah dumar ay hore ushegeen by

  2. Sadiyo xasan mahamed says:

    Asc walalayal anag sidan u nahay dumar eeda anaga oo kaliya aya nasartin wayo raga iyo dumarkaba wax diinta ku dhaqmo ma jiran ee ale halaga baqo by

  3. Fiican says:

    Waxas oo dhan waxay imaadan markow ninka wanaagsanaado waayo dumarka aad ayey u calol jilecsanyihin kuwa amartaagleya waa nimanka ee alle haka cabsadan oo wanaaga hatusiyaan xaasaskoda.

  4. Suleman macalin says:

    Run ahanti arantan wa arin adag lkn hawenka somalida ah kumadaqman ilahey waxan kabaryena inu ilahey sohanuniyo

  5. zainaba says:

    Asc

    Bahda calafka iyo akhristayashisa hawada salaan idin samarinaya, webkan waligey comment kama dhiban balse maqalkan aya igu khalifay inaan fikir keyga ka dhibto, walalka qorey waxan leyahay ajir iyo xasanad illahay haka siiyo, gabadhaha walalahay ee somaliyeedna waxan rajayni inay ka faaideystan qodobadan muhiimka ah,sifahan iyo siifo ka badan ba hadnu nahay gabadho somaliyeed oo aanku dhaqano waxa hubaal ah in sayigayadu farxad galinayso illahayna ka rali noqonayo albabada janadan midda doonto ayad ka galaysa wana liiban aduun iyo akhiro,walalkiis wan qadanay qodobadan waxanaan ku dadalayna inta iyo in ka badan inaan sayigayada kula dhaqmi doono malinti illahay swt calafkeyga i siiyo.

    wabilahi towfiiq

  6. abshir says:

    Gabadha aan guursanayo waxan ka fiirin doonaa qodabadaa waana umahad naqayaa websiteka

  7. Xoriyo says:

    Zainaba mansha alah adaba aniga iga riyaqsiyay rayigaga iyo codkornimadad alaha kufahansiyo xaqa cilaqamacalah alahana kusahlo sawj kherqaba ammiin

  8. Ladan says:

    Walahay wa arin wanagsan wan umahad celinaya webkan waxan leyahay jazakum lahu khayr wanaxana leenahay maqalnay oo qaadanay ilahay waxan karajaynaya inan ku dhaqmi doono qodabadan markan guri yeesho insha alah

  9. Rageey says:

    Waxaas aad kor ku sheegtay oo odhan waxa looga baahan yahay ninka inuu sameeyo. Walaahi Ragga badankiisa hadii aad gacan adag oo bir ah aad ku qaban wayso waxba kuuma soconayaan. Qasab waaye badanaa inaad u hanjabtaa amma xataa aad gacan uqaadaa ragga qaarkood laakiin waa hadii ay xaaladu aad u xumaato uun waa hadii aad rabto inaad gurigaagu badbaado. Laakiin ragga fiicana waa jiraan oonan u baah-nayn in loo cagojugleeyo maalin walba oo waxaad u sheegtaba horay ka sameenaayo. Ilaahay haqa hana waafajiyo.

  10. maryamo says:

    ascw mida labaad oo xigto waxan mahad aan lasookoobi karin hawada umarin dhamaan dadkii wabkaan soo alifay maxa yeelay wax wanaag ah buuka sheekeen wanad ku mahad santihiin midda kaloon sheegi waxan ahay hooyo taariikhda dumarka wax weyn ka og oo qibrad leh dhamaana gabdhaha iyo hooyooyinka soomaliya waxan kula talin inay waajibka ilaah saaray ilaalshaan oo eey samir ku darsadaan rageena maanta sheekh iyo caamiba waxay noqdeen rag inay guurka balwad kuyeeshaan oo ninkii aanan labo ambo sedex qabin oo nacas yahay laakiin aynaan ka fekirin dhibaatada soofool saari xaasaskoodii iyo caruurtoodii waxaba dhici inay xaquuda ilaalshan iska daaye eyba iloowaan waajibkii ilaah saaray oo tii cusuba la raaxeystaan taasna waxeykeeni dhibaato aad iyo aad uweyn oo kalo fogaasho ah marka hooyo waxan kuugu waanin inaad samirto ood curuurtaada dhabarka uxirato inikaan waa binoo aadin waxa laga yaabaa hadii caruurta waynaato inuu hoostaada yimaado ow adigii urtay ku tuugsato ood noqoto mid samerkeedii guul kagaartay kkkkkkkkkkkkk anaa soomaray ee iga koobiya kkkkkkk marka ragoo waxan idiin shiigi inaad hooyada hore u baahan doontii goorey noqotaba ee dib isugu noqdoo midiinii calashay hoosta kagala kkkkkkkkkkkk ascw

  11. anas says:

    asc wa idin salamay inta muslika ah aqyarey horta dumarka isku mid ma ahan wayo waxa jira kuwa xun & kuwa wanag san wayo alle masimin shanta faroot walaga helaya dumar qarisa sirta nin keeda wala helaya dumar xish maysa nin keeda wala helaya dumar maqasha hadalka nin keeda wala helaya dumar qancisa nin keeda wala hela helaya dumar soo jiita ragooda waa ku woo alle u naxriistay asxaabey sida lasocda waa walaal kiin anas_k-p-p byyyyyyyyyyyyyyyy dhamaan aqyaarta calafka.net

  12. Muna Ahmed says:

    walaal waxn idinku salaamay asc walal waxn idin sheegya in ninka iyo gabadhba ay midkasta xaqiisa kan kale ilaaliyo waayo nin aan xaqaga dan ka lahayn lagama yaabo inaad wanajiso marka wuxu qosku dhaman ku wanagsanya marku qofba kan kale daryaalyo jacaylkna cusboneysiyan haduu xiiso dhac soo galo holiday u baxaan

    raga waxan u so jeedinya ninka rerka madax u ah waa inuu naftiisa saxaa ilaahay xasuusiyo,isku dayo qofba qofka kale inuu farxad u muujiyo noloshana easy uga dhigo oonu dhibin

    marka waxan idin xasuusinya in ninka wanagsan iyo naagta wangsan ayaa reer wanagsan ah one side ma shaqeeyo mid uunba caajisa ilaahay waxan inoga baryayaa qosas wanaagsan iyo bulsho isjecel oo istoosiya

  13. bile says:

    Waa idin salaamay dhamaatiin salaan mida ugu sareesa aniga waxaan dhihi lahaa guurka haa la badiyo samirkana haa la raaciyo insha allah aniga xataa hadii gabadhoo baari ah la ii helaayo diyaar ayaan ahay gabadhii diyaar ah farta haa taagto haana igu soo darsato quruxyare2014@hotmail.com facebook xataa waa yahay waa isku mid thanks all