Muuqaal Yaab leh: Afrikaan shaqadoodii uga cararay mas ay arkeen oo kaliya

Malin maal maha kamid ah ayaa laba nin oo African ah oo shaqo radis ah waxay u yimideen nin markaas ayaa waxuu u waday midkale uu sxb lahaa oo u bahan in loo shaqeyo. waxa la soo garay dukaanki ay ka shaqeyn lahayeen.

Labadii nin baa la salamay intaas kadib waxa lesku shegay magacyadii.

Waxana lagalay in loo sharaxo shaqadii madama aysan horay uga shaqeynin dukaan madama uu ku cusub yahay.

Sharaxad kadib wuxu ushegay in la nadiifinayo meshan ay turan yihiin bakadaha meel lagu raseyanayo balse waxaa wehliya alaabo kale oo ku dhax jira masas.

Mid ka mid ah africaamiintii ayaa waxaa uu arkay mas meel jiifo markaas buu ka cararay shaqadii. Balse waxuu u shegay in uusan waxba ka dhibeynin ay shaqadooda watan.

Nala daawo muuqaalka layaabka leh

Riix Halkan si aad udaawato Muuqaalka


Warrakii Arimaha Bulshad Calafka.net

Nagala Xiriir Cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)