Maqaayada Murugada iyo carada baa’bisa oo laga Furay…..

Bariga dalka shiinaha ayaa waxaa laga furay maqaaxi loogu tala galay dadka murugaysan, Taas oo dadka looga daawenayo ama logu hilmaasiiyo murugada faraha badan iyo carada waxaana dadka lagu sameynayaa baaritaano la xariira sababta dhalisay qof walba murugadiisa Waxaana Su.aalo badan la weydiiyaa bukaanada la il daran murugada iyo carada.

Maqaayadaan oo ah Maqaayadii ugu horeeysay oo Caalamaka laga furo laguna dabiibo Murugada iyo carada ayaa waxaa ay la yaab ku noqtay guudahaan Caalamka gaara haan dadka u dhashay dalka shiinaha kuwaas oo booqosho u taga iminka maqaayadaasi oo ku taala bariga dalka Shiinaha .

Maqaaayada oo Furan Muddo kooban ayaa waxaa ay yeeelatay Macaamiil aad ufara badan kuwaas oo ka kala yimaada Gobalada Dalkasi,Waxaana jira sidoo kale dal Xiisayaal caalamka uga yimaada maqaayadaan si ay isga baabiyaan Murugada iyo carada.
Arinta kale ee furitaanka maqaayada ka sii yaabka badan ayaa waxaa ay taahy Qidmada ama daaweynta laga bixiyo Maqaayadaan ay tahay mid Raqiis ah oo dadka si weyn usoo jiidatay waxaana ay arintaasi sababtay in Macaamiisha maqaayadaan ay badato waxaana qiimaha isku daweenta lagu sheegay 6 Dooller oo kaliya.

Dadka isku daaweynta u yimaada Maqaayadaan ayaa waxaa loo shidaa Musiga lagu magcaabo Musiga Murugada iyo Muusiga Carada sidoo kale dadka waxaa loo qaybiyaa Tiishasha Ama Safaleetiyaal waxaana dadka la geeyaa qolal Basal laga buuxiyay basahshaas oo la jar jaro si ay dadka ugu timaado ilmo ama y u ooyaan dadka

Maqaayadaan oo lagu Magcaabo Maqaayada baabisa Murugada iyo Carada ayaa waxaa ka shaqeeyaa Shaqaale  gaaraya 300 Boqol oo shaqaale iyadoo qofka uu ku jirayo Maqaayada ilaa isaga oo Faraxsan laga arakyo ama dhoola cadaynaya.

Bnshiiq1@gmail.com


Warrakii Arimaha Bulshad Calafka.net

Nagala Xiriir Cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)