Ma ubaahan tahay in aad ogaato in Gacalisadaada ay Rag kale kula Shukaansato?

loveLamaanayaal fara Badan ayeey Caqabadi ka heysataa Sidii ay ku Ogaan lahaayen in Lamaantooda ay qalbiga ku Kaliyeysay iyo in ay u dhigeyso dabina jaceyl, oo Haadaan Lagaga ridiyo, iyada oo marka uu qofkaasi lajooga ay u muujineyso in nafteeda uu leeyahay kaligiis, qalbigana ay u hibeysay xili hor.

Hayeeshee Baaritaano ay sameeyeen quboro ku taqasusay Arimaha qoyska ayaa Waxa ay sheegayaan in in ay yar yihiin Lamaanayaasha sida daacadda ah qalbigooda isu amaahiyo, iyaga oo aan sameyneyn saaxibo fara badan oo lakala qarinaya, kuwaaso midba Habeen La qaabiliyo.

waa ay dhacdaa inta badan kala qarinta nuucan ah, balse Ragga Caqliga iyo garaadka u saaxibka ah waa ay ka dabaashaan Markii ay Lakulmaan Marxaladahan oo kale, iyaga oo isticmaalaya qidado ama taatiik aan la fahmi karayn.

Hadaba hadii aad rabto inaad ogaato ama uuba dhib kaa heystay , Sida ugu Fudud ee aad ku ogaan karto hadii lamaantaada qof kale kula shukaansato,

fadlan adoon stress qaadin wax is waali taan ahna aan sameynin isku day inaad xiriiirka guriga aad wax ka shukaansaneysid aad wanaajiso qaasatan caruurta kayar 10 jirka ee gabadha aad shukaansaneyso la dhalatay ka dhigo saaxibada kugu dhow ee guriga , una keen waxyaabaha ay caruurta jecel yihiin sida nac naca buskutka iyo ash-yaada caruurta ku ciyaaraan.

Waxaa hubanti ah in hadii aad intaas u samayso caruurta ay iyana marka ay albaabka guriga kaaga hor yimaadan kuu sheegayaan hadii gabadha wax shukaansato iyo hadii kale, sida horey u dhacdayba, sababtoo ah caruurta waa sabi aan waxba kala ogeyn, ee aqyaarey caruurta fiira gaar ah haloo yeesho.

Waxaa macquul ah in uu ku yiraahdo hebel adaa ka fiican isaga waxba nooma keeno ,kadibna ku dheh yaawayay hebel iyaga ayaa ku sheegi doona sidaas ayaadna ku ogaan doontaa

 Calafka.net


Warrakii Arimaha Bulshad Calafka.net

Nagala Xiriir Cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (5)

  1. Sucdi abdi hilowle says:

    Kkkkkkkk lkn kan ka foog seebaaa wax ku garani karaaaa

  2. Qanciso says:

    K.k.k.k.k.k. Baxar shulug lkn waba no shegten mel carurta kadhow maba kushukansaneno hadan sxbkale damacno inan yelano

  3. cabdi aliii says:

    haaa waan rabaaa ee sidaeeeeeee

  4. xasan yare says:

    hadaba carurta wa ina tix galina

  5. fadxi says:

    Kkkk wd mhd san tihiin