Gabar Soomaliyeed oo guur isku diyaarisay oo furiin la kulantay

aroos-la-furayGabar Da’yar oo lagu magacaabo Sahra ismaaciil oo kamid ah Dumarka Soomaaliyeed ee kunool Maagalda Adis-Ababa ee dalka Ethipia waxa ay guur ku wada hishiiyen wiil lagu magacaabo Faysal c/llahi iyagoo durbaba qaban qaabiye xafladii maherkooda.

Waxaa dhacay meherkoodi balse horay kama ay aqal galinee waxa ay ku balameen in ay aqal galkooda ka dhigtaan Todabaad kadib.

Sahra ismaaciil oo la hadleysay warbaahinta ayaa sheegtay in ninkeeda uu furay xili ay ku guda jirtay isu diyaarinta Galbiska Arooskeeda waxaana qeyb kamid ah Gurigeeda ka socday alalaaska iyo mashxarada Arooskeda.

“waxa ay ay aheed xili duhur ah oo dareeynkeyga waxa uu ahaa maalintaas mid aad ukacsan wan farxsana ka hor inta aan maqlin dalaaqada waxaa markaa jirkeyga oo idil ku yiilay calaamadihii Arooska Calashaan cilaankii Arooska ayaan marsanaa dadka oo idil waxa ay sugayeen in ay ay ii galbiyaan gurigii la’ii diyaariye balse taa mey dhicin’ hadaba goor ay saacadu tahay 2 dii duhurnimo oo ay wehliyaan Daqiiqado ayaa waxaa soo dhacay Taleefan waxaa ka qabatay saaxibtay kadib aye aniga ii dhiibtay waxa uu ahaa wiilkii aan ka sugaye guurka waxa uu igu yiri sada tan: Abaayo majecleen in tan oo kale ay dhacdo balse nasiibka ayaa sidaan noqday waxaan arintaan dhan aan usameeynayaa mustaqbalkeega dambe mana doonayo in aan adidaga ku dhibo waayo waxa ay aheey in aan mar hore ka taxadaro guurkaaga sidagana uga fiirsado balse iska ilaaw wixii na soo maray maantana waxa aan go’aansaday in aan joojiyo arooskaaga marka iska key cafi xiligaan laga bilaabo waxa aad tahay qof xur ah Aniga xageeyga waad ka furantahay’ Markii aan intaa maqalay cabaar baan aamusay dadkii goobta ku suganaa dhamaan xageeyga ayeey soo eegen waxa ayna I weydiiyen waxa badalay farxadeeydii lkn waan ujawaabi kari waayo waxaa iga soo haray idho iyo aamusnaan wlhi maalintaasi waxa ay ii aheeyd maalintii iigu muragada badneed waxa halkaasi ku soo afjarmay rajadii aan ka qabay in aan noqdo hooyo guri leh dhanka kale’ wiilka aan doonaye in uu iguursado waxa uu halkaan ujoogay in Leen dibada ah waxaan qaadeysay gabar ay Habaryartii dhashay oo markii hore udooneed taaso maqashay in uu guursanayo waxa ayna ku amartay in gabi ahaanba joojiyo Arooska iyadoo ku dacweysay waalidkeed iyo iyo isaga waalidkiis Faysal kama uu fikir nolasheeysda waxa uu fiirsady oo kliya in uu yurub ubaxo isla markaana qalbigeeyga dhaawaco waxa uuna maalin kaliya ku baabi’iye rajadii aan ku taamayo mudada dheer”

Sahra ayaa sheegtay in aysan guur dambo ku deg degeeyn oo ay ka fiirsan doonta shaqsiga ay guursaneyso waayo waxa ay sheegtay in kalsooni daro ay kala kulantay guurkeedii ugu horeeye ay ku taameeysay waligeed.


Warrakii Arimaha Bulshad Calafka.net

Nagala Xiriir Cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (54)

  1. Mr.malayko says:

    Waa nin nacas ah walal raguna saas mawada aha

  2. Umu ceynan says:

    A s c wan ka xumahay arinta ku dhacday walashen sahro wana wax laga naxo arintas ninki sameyana wuxu aha nin ciyal suq ah sahro ilahay ha u sahlo mid ka qerbadan kas ninki sas ku sameyay wad mahdsantihn

  3. Yaac yaac says:

    Wasqaan waaye feysal yurub maxaa yaalo naag wanaagsan xitaa ma joogto nololna iska daay hadaa nahay dadka reer yurub dadka africa ku nool aan ka dhaafno cadaadiska

  4. faarax says:

    waa ka xumahay gabadha dhibkaas ku dhacey iska sabar mid ka fiicn inuu ilaahey ku siiyo ayaadhici karto niyadaada ha iska jebenin mid ka fiican ayaad heli doontaa insha alah

  5. Liban cape town says:

    Wamarax yurub maxayaalo abaayo feysal rago meel ugu dhacay e qaladku kagalay ragodhana karaaligaliyay e kagudoon

  6. wil dai yar says:

    qof niyada lagama jabiyo bufis ayu qof nafsadisa ku gatay apayo adna wali waqti wad haysta ka faideyso

  7. abuuzubeyr says:

    ogoow nabsi amaah maleh jacaylkana ehel maleh wankaxumahay walasheyqaaliga ah karaali noqo feysal wuxuu kugusameeyey

  8. Habz babayao says:

    Walal ana kujogo hadana eguyedh magacan (CELTIRE oky

  9. raqiib says:

    Waa arrin aad looga xumaado, anigana ma sameeyeen arrintan oo kale, walaashay raggu way badanyihiin, mid isaga ka fiican ilaahay ha ku siiyo, nin rageedba ma aheyn ninkaas

  10. ahmed says:

    ninxun baad tahay
    nafsi baad galabsatay
    naf kalaad ceel ku riday
    nolasha aad sugeso isheg
    nacas nimaad muujisay
    nal baxaya baad baqtiisay
    neecaaw udgoon bad
    neef qarmuun ku buufisay
    nasiibka gabadha ma xumo
    nafsi baxna wey heli
    naqa aad sahansatay
    adigo nafsi galay
    naceebshana abuurtay

    naf maskinana qatalay
    caqligaas madan rogrogin

  11. Walalo sahro wan ka xumahay nacaska raga ayu mgca kaga dhelay yurub na wax mayalan alle haku sahlo mid qayr qapo walalo

  12. oh! sorry adan oga xumahay anbo waxan kamid ahay dhalinta kunol adis haday qaladkan saxan yahay lkn hadi lagu ben aburanayo magaranayo waxan dhaho inkaston kajeclan laha xafadu kajogo in la igu daro cml

  13. saacid,dhaxan says:

    Runti wa arin naxdin leh inu gabdha u sas u galo wayo qurbaha u mustaqbelkeda u bur burinayo iyo meshu u joga waxba hada isma dhaman mideda kale ilahay aya ku qoray calafkaga ama yurub jog ama africa joge lkn sxb nabsigas ogow inu yahay mid adi kudanbeya,,,,sahra walashey iska sabur nin wanagsan wad heli dontaye nin xuni ciilku kubaday ragba ha uga cajisine nasiibkaga markale celi

  14. Abayo macan iska cafi asaga wuu xumaday adna hadad cafiso allah aya ku abal marinayo insha allah

  15. Ahmed duwe says:

    Srry walashy waxa tahay gabar somaliyed farxad ina ku nolatid xaq a u ledahay Niyada ha iska dilin waxa laga yaabaa in KHEER kugu jirey ina kala tagtaan marka niyada ha iska dilin abyo mcnto

  16. abdimohamed says:

    wlhi waa nasib daro lkn waxaan kulatalin lahaa wax walabo way dhacaan ee sabar insha allahu mid kaqeyr badan ayaad heli

  17. ismaaciil kRCs says:

    sahro waxaad ogaataa sida uusan carabkaaga ruuxkale uguhadli karin ayuu calafkaaga yuusan ruuxkale ucunikarin. please dont loss confidence.

  18. moha wadani says:

    I’m very sorry my dear sister really that he was flush don’t worry sis you will get man who better then faysal insha alah because men’s different really all men It’s not same so you wiil get insha alah as soon as

  19. afrax cade says:

    feysal dacayada kadaya calafkoda aya mesha ku.ekaa labadoda laba wanagsan allaha u sahlo

  20. AAD AYAAN OGA XUMAHAY ARINKAN GABADHA WALSHEN AH KU DHACAAY NINKAS NA WAX RAGNIMO AH OO UU LEYAHYA MALAHAAN NABSIGANA WAA MADAALE EE MARDHOW WAA UU HELAYAA NABSIGAA UU KA GALAY GABDHAAS ADIGANA WALAL SAMIR SAMRAA ZAD MAWAAYO AYEEY SOMALIDU DHAHDAA AAD AYAAD NA KARTI U LEDAHAY MANSHA ALLAH ALE WAX KHAYRBADAN BADAL KISA HA KUGU BADALO WLALA

  21. Sucdi abdi hilowle says:

    Walale kaasi waxaa u ah nacas waayo qof u jecelaa ilama ahan inuu bufis ka doranlaaa ee samirka ayaa ka weyn insha allah wad guleysani

  22. Ifo Dadaab. says:

    Walal waan ka xumahayna arinta kugu dhacdayna .samir iyo Iman Allah kasiyo ninkas xun.

  23. Cali says:

    Asc waakuu salaamay walaasheey sahra waxa kugu dhacay aadbaan uga xumahay lkn waa arin ilaahey agtii ka qorneed mida kalana waxaan iaaheey kaaga rejeeynayaa mid ka kheeyr badan nacaskaa xunkaa inuu ilaaheey kuugu bedelo insha allaahu waadna heleeysaa yurub maxaa yaala miyuusan ogeen aduunka waxa uugu wanaagsan ineeytahay soowja saalaxada waxaan feysalna urejeeynayaa inuu yurub yimaada ee uu la kulmaa mid kamida gabdhaha xun xun oo weliba dejisa xilii uu qaboowga maraayo minus 30 Håper jeg.

  24. ahmed says:

    Dhimir laawaha gabadha dhawacay
    dhaqan malahan midkale yuun udhawan
    iska dhowra sida nijaasti eey
    somali umuun dhalan ninka dhabaha qaday
    dhalasho mawadagno ninka dhiiga gabadha galayee
    dhalinyarooy ka dhiidhiya oo ninkaa dhiba
    nin walboow dharbaax markaad dhaayaha ka qado
    dhoofkaad xeerisay mahan mid qudha loo jaree
    gabadhaad u dheelmisay nafsiga iyadana dhiil ba u cugan
    waa dheelaloow noloshaad kudoorsatay inanta

  25. xusen says:

    ninka wu ku saxsana wana nin rag ah wayo wax kasta taada laga hor mariya wana uhan balyena saxibkay wayo ado yurub arkaaya maxay naag adis ku baqtiday ku sheege caku xaagaha addis joga

  26. abdi says:

    sahro abayo wan kaxumahay arinta dacday, sahro iska samar adun iyo aghiro ayu wax ka arkee

  27. cadnaan says:

    waan ka. xumahay walaal arinta kugu dhacday walaal anigana waxan arki jiray jaceyl la isku dilaayo la isku dhaawacaayo abaaayo ninkaas marka horabe jaceyl dhankiisa ma eheen haduu ku jeclaan lahay walaal buufis dartiisa ma u baabi in laheyn walaal haday run kaa tahay eena kugu dhacday allaha ku sahlo nin fiican

  28. Waa arin laga xumado runtii abayo samir kasho samraa sadkii hela ninkas ilahaygii ka qabtay u mahad celi wayo rajo ma leh nin qadanayo dadka fikirkoda hadad nolasha intad laqadato lagugu diro oo u ka tago sow kama darnaaten isago kuso galin hadu ku dhafay ilah u mahad celi

  29. farxaan says:

    Waa Arin aad iyo looga xumaado ninki falkaas geystayne waa Arxan laawe aan diin iyo dadnimo laheyn,waxaana dhihi lahaa xumaanta ugeystay ma,ahan mid saameyn karta ama wax udhimeysa gabadha ee asaga ayaa wax isu dhimay nabsine ma raago,gabdha walasheyne waxaan leyahay walal alla u mahad celi kuna xamdi waxaa laga yaaba inuu shar ku ahaa lagaana xijaabay mamulkane alla ayaa wata ee bani adam wax ma oga, hana xayirin mustaqbalkaga ee guurso si dhakhso waliba si aad ugu dawowdo una hilmanto xanuunka jcyl thanks.

  30. liban Mhdy says:

    Sorry runti wan ka xumahay abayo mcn arinta kugu dhacday ninkas waa nin wasaq ah oo biniaadanimada wax ka aqoonin

  31. Qanciso says:

    Abayo sahro wan kaxumahy arinta kuqabsatay anagana wan ka firsan dona wayo wilasha dhan san bey wecelo u yahen lkn malaga yaba feiysal europka marku tago iney naf ta ka baxdo

  32. C.qadir says:

    Asc dhamaan dadweynaha somaliyeed.mida kale waan kaxumahay walaashey sahara xumaatada lagusameeyay .nacaskaas feysal mida kale wuxuu sahro ufuray cabsi uu ka cabsanaaya gabadha yurub jirta inaay hadhow qaadi weyso marka haubixin sahro mid kasii wanagsan waad heleeysaa. Asc.

  33. gaawiide says:

    walaal waxaa jira waxaa qeyrmodeesid oo shar ah kaasna illaaha kaqabtay niyada haiskadilin kaas awalba rag maheen dumarkana wuukaliita nacas

  34. Salah says:

    Asc marka xigta wan ka xumahay walashayda sahra waxa ku dhacay wana oga tacsiyanaye midakale qaladka adaa lahayd wayo wuu ku mehersaday waxan la yari amin dheer ma hobsato maher maleh balse hada Allaha ka deqo kana firso kudambe maherne ha ka yeelin nimanka intay ka bagan ayay kufurayan hadaneh

  35. Walal wan kaxumahay ee feisal naxas ayo noqdey lkin rago idil sida ma’ahan ee mustaqbal wanagsan ayan ku rajeynaya

  36. Caydid says:

    Wankaxumahay gabadan masakinta eh ninki sidas ugaly

  37. Ahmedyare says:

    Kaas marka horeba wax dad ah muusan ahayn ee wuu un kulu goyni lahaa walaasheey qaaliga ah samar iyo iman allah haku siiyo sifa aad uhesho mid ka fiican bye

  38. duwane says:

    wa war cusub nin noloow maxa aragti kulaban tana waa mid sahro nolosheda kucub lkn waxay kutahay cashir cusub oo ad kafaiideysato marka yan laga daremin calol jileec abayo kasidaa taas iskana iloow

  39. Tika says:

    Waan kaxumahay wixii kugu dhacay waxaaba lagayaabaa inay ahayd wax shar kuu ahaa oo illaahey kaaxijaabey marka waxba u arkin walasheyda.

  40. fiqi014@hotmail.com says:

    asc dhaqankeeni wacnaa ee soomaaliyeed baa sii baaba’ayo marka gabadha sahro la yiraahdo isbir aan ku leeyahay ajarna ka xisaabso ilaahay waxaana suuragala mid ka khayr badan inuu ilaahay kuu sahlo, waxaadse l socotaa in maanta somalidii noqotay rag iyo dumarba buufis ku nool tusaale haddii wiil jooga qurbaha ama reer galbeedka gabar africa joogta ayadoon laga eegin aqlaaqdiisa diintiisa iyo dhaqankiisa ayaa hooyo iyo aababa dhexda loo wada xiranayaa, sidoo kale gabadhii ayadoon oran war ninka maxuu ahaa ayey iskuba diyaarinee inay ayada soo adeegto li ajli nin qurbaha jiraa ku soo raadsaday sida ayadoo jannada loogu bishaareeyey. hadda ogo waxaa suuragal ah nin ikhyaar ah dhaqan suuban diin leh inuu gabadhaas soo raadsaday amaba la hasaawey balse birta loogu dhuftey oo loo diiday ama ay ayadaba diiday midkaa waxuu yahay aan la ogayna waa loo wada tafa xaydanayaa, marka waxaan oran lahaa rag iyo dumarba war dibada dad ma jiree halaga fiirsado guurka aana lagu deg degin waana mahadsantihiin

  41. mursal yare says:

    Srry aan kaxumahay waa nacas raggu mel uga dhacay kas maba ahan in magac raged lasiyo. Sahro abayo ragu mawada ahan sidan o kale. Ee allah waxan kaga barya inuu ku sahlo midkii murgata nacaskan kugu beray farxad kugu badali laha kalsoni fican ku hibeylahaaa

  42. Ahmad says:

    Asc, gabadhaasi hadey i maqleyso waxan ku orani lahaa waxbo ha is xumeynin waxa suurta gal ah ineey qeyr kugu jirto

  43. roodo says:

    ascw abaayo macanto wax ksto waa intixaan haddii aad ku samirto waxa ilaah kugu bedeli mid kaqayr baddan midda kaloon kuu sheegi wiilka sidaas ku yeelay waxad arkidoontaa isagoo ku soo baryo oo nabsigu dheel dheel kumuu haro ogow warkayga waa hubaal hadaad tahay gabar salaada dukato in deg deg mid kaqeyr badani aad heli ee ukaadi oo ha isdhihin kanbaa kuugu jiray ragii ilaah kuwa wanaag u saaxiib ah oo badan baaw abuuray ee samirka ku dheg abaayo macanto ascw

  44. aarka says:

    Acs maraka hore waan kaxumahay dhacdadan. Waxana leyahay. Wa ku qorned. Ian tas kadib ninkii yurub kadortaay nin kuma aheen mana kuuqalmo o alaha yaku dhafiyay. E alah ku mahad celi adiga oiantas kalita ayuu kataegilaha. Hadii dhacdadanay runtahay. Nala soo xxiriira aaryoung100@hotmail.com waan danaynay naa wana dar yeli dona gabadhan waxan laqebsan dona murugada ay soomaratay

  45. Aasiyo says:

    Waan kaxumahay ninkaas waxa uu Sameeyay,lkn waxan jcelahay inaad iska ilawdo

  46. Aad baan ogaxumahay gabdhaha soomaaliyeed ee sida xun loola dhaqmayo balse waxaa ayadna jirta wilal badan oo la jaah wareyriyay mustaqbalkoodiina murugo lagaliyay waxaasna waxaan filaya dhibaatadaa furaheed waa dagdaga “geedkii si fudud lagu fuulaa si fudud baa looga soo dagaa” marka wllyl hala fiirado Guurkan ku dhufoo ka dhaqaaqda ah wsc.

  47. fartuun says:

    Abayo wa nasiib wax kasto nasibka markale celi ragbo ha ugu cagine

  48. Yuusuf aadan shuuriye says:

    Ugu horen walashey sahro waxa an Alle uga baryeyna mid ka wanagsan in u ugu badalo sahran waxa an dhihi laha iska samir samra sadkis hela asagan iska cafi adigan Alle aya ka jasen haya abyo Alle waxa u marwalib jecel yahey qofka waxa cfiyo marka iska ilow dhaman wixi niyadad kujira fadlan walashey iska samir

  49. Indhouroon says:

    Yab yab yaab yaab yab intas noloshii gawadha ma yurub bu u dayay ma dir naxo miya shalay marki o u so ban dhigayay ma hooyadiso kala tash tay marko gawadha sas u gala raga qarna naxa rista ka guurtay like faysal

  50. bile says:

    Abaayo waa ka xumahay arintaas kugu dhacday ninkaasna waxuu sameeyay ma wanaagsaneen marka sabir wiilal ka fiican wey joogaan raadi iskana hubi reer buufis haa guursan nin dhoof rabo hadaad isku guursato adigaa is dilay thanks

  51. Salman says:

    Abayo wan kaxumahay lkn waxaan kudhiihhi lahaa iska iloow wayo waax kasto wey dhacan waana loosamra abayo calafkada illahaay haa sahloo

  52. Yyy says:

    Abayo macanto samirka gasho rodo my macanto i love you for ever