Fartuun Wali waxa ay ku nooshay dalka Mareykanka gaar ahaan gobolka Minnesota, waxaa ay ka sheekeynaysaa xanuunka ay leedahay hadii dhaqtar ku yiraahdo waxba ma dhalaysid.
Fartuun oo soo martay baaritaano kala duwan dhaqtarkeedana uu ugu danbeyntii u sheegay inaaysan waxba dhalayn, ayaa misana sheekadeeda calool xumo ku abuuraysa.
Fartuun oo waramaysay dadweyne tiro badan oo xaflad ay u samaysay ka soo qeyb galeen ayaa wajiyadooda ka muuqatay murugo halka qaar aad ka dheehan karto ineey ilmaynayeen.
Fartuun ayaa ugu danbeyntii ku samirtay in Allah uu sidaasi ugu talo galay isla markaana ay ku mahdinayso, waxayna samaysay Urur la magac baxay URURKA DHAL DOONKA SOOMAALIYEED.
Fartuun Wali waa xaasle waxayna ku qanacsan tahay sida ay ku nooshahay waxaana wajigeeda ka muuqda kalsooni.

Fartuun waxay gudoomiye ka noqotay ururkaan Dhal Doonka Soomaaliyeed waxayna iyadoo ka sheekeynaysa tiri wixii soo maray markii ay baaritaanka ku jirtay.
Sheekadaan ayaa dhacday bartamihii 2010-kii waxaana laga yaaba inaay adiga kugu cusub tahay halka dadka badankiis ay hore u maqleen.
Wax kasta allaah xagisa ayey kaqoranyihin marka fartun ha.iska samirto insha allaah hooyo wey noqoneysa asc
Asc dhaman asxbta waxa fcn inlagu sabro qadarta alla swc fartun side ugu sabartay aya lobahan yahay qof walbo inu kusabro qadarta alle swc jasaka allah fartun?
Waxkasta alah ayabixiya takhtar wuxu shego ben waye walashayda waxan ilah kaga baryaya inuu carursiyo insha alah hadan ani ahantey andhaho waxan jaclahay marka andugadaba inan ilah uweydiya inu siyo ilmo
Asc all salaan kadib taqtarka yaa usheegay inaaysan dhaleen qofku inuu wax dhalaa&inkale allaah swt ayaa ka war haaya lkn taqtar ayaa dhahay dhali meysid aniga ma aaminsani lkn mid wey dhici kartaaa gabadha haddi minka laga saaray haa markaas ama cudur aan daawa laheyn uga dhacay ama dhaawac halis ah ka gaaray lkn haddii ayadoon cudur laheen minkiina u wanaagsan yahay la yiraahdo waxba dhali meysid taasi ma wanaagsana owlaada ilaah ayaa haya cidii uu doono ayuu siinayaa inantaas magaceeda lagu sheegay fartuuna ilaaah hasiiyo owlaad wanaagsan kolley waan uduceeyneynaa ayadana allaah haku shukrido towbadana ha badido
Alaah ha ugargaaro gabadhaa muslimada ah lkn waa sidee ururka dhalmadoon samayntiisu
wixi qoran lamagafayo
Asc wrx wabr (fatuun wali),salaan ka dib marka hore ogow dhaqtarku waa bani-aadam,qalabka uu isticmaalaiya wa wax bani-aadam sameeyay marka xiga waxa jira wax badan oo ay dhaqaatiir badan sheegeen oo beenoobay,sidaa darteed anaga waxaan kugula talina in aadan ka quusan dhalmada maxaayeelay dhalmada wa arin qarsoon oo allah la gaar yahay,sidaa darteed ku kalsoonaaw allah kana rayeey inuu ilmo ku siinayo hadduu allah idmo,sidoo kale ha weyneen waxa dhaqtarkaag kuu sheegay.
Sheekadan marhorey aheed wa kaaso horeyse warqaad
fartuun walaal waxaatahay gabar aad udagan oo kusamarsan wixi ilaah uqadaray marka walaal ilaah ayaan kuusoobaryi in ubad uu kusiiyo. adigana cibaadada iyo alle bariga badi. ilaah kumaweeydiinaayo maalinta aakhiro maxaad ciyaal udhali weeyday laakiinse wuxuu kuweeydiin camalkaaga
Walale dhasha ilaahay baahaya bixiyna marka haku niyad jabin hadal dhakhtar kuyiri markastana ku dadaal raali galinta Alle
Asc dhamaan waad salaaman tihiin sln kadib walaashayda qaaliga ahayd abaayo fartuun wax walba alla xagiisa ayuu ka qoran yahay waqti walba alla xus ayna kabari waxa aad jaceshahay sidoo kugu awaal mariyo anigane waan kuu sooducaynaynaa inshaa,allaah samirkana badi wlal
Samirku waashayqaaliye Allena khayrbaan kaagarajaynayaa
Furtun samir wanagsan masha allah sidas aya lo bahanyahay walashay inagana wan kuso duceyneynaa in ubad wanag san o bari ah alle kusiyo iyo intii ilma tabaneysoo idil .
illahay wuu awoodaa inuu ilmo siiyo insha allah inuu allah awlaad kheyr qabta siiyo uga baryaayaa ilaahow ugu naxariiso ilmo kheyr qaba ..gaalada waxba ma oga allah ayaana arimahaas ogaantoda og ee qofna wax kama ogan karo qof inuu madhalays yahay iyo in kale toona
walaal fartuun iska sabar ilaah ayaa kuugu tala galay
ilaahay caruur khayr qabta hasiiyo maskiintaas
illahbaadashabixiyedhalallahakusiiyo