Dalka Koofur Afrika waxaa ka dhacday qiso aad unaxdin badan kadib markii Rag burcad ah ay udhaceen guri ay degan yihiin Qoys Soomaaliyeed xili habeen ah.
Gabartan Soomaalida ah oo lahayd uur sagaal bilood ah ayaa lagu dilay Magaalada Port Elezaberth ee dalka Koonfur Africa ka dib markii kooxo huubeysan ay u galeen guriga ay ka deganeed magaaladasi.
Dhaqaariirta South Africa ayaa cadeeyey inta aanan la dilin gabadha In la kufsaday isla markaana ay rag badani ay arintani ku kaceen iyagoo markii danbe u yeeray Booliska daabaca faraha kuwasi oo iyagane sheegay in ay heleen faro rag ah isla markana la baarayo cida yihiin iyo meesha ay ku nool yihiin.
Ninkii Qabay Gabadha sida Silaca ah loo dilay ayaa waxaa uu kahadlay dareenkiisa iyo qaabka ay wax udhaceen, waxaana uu sheegay in uu safar kaga maqnaa xaafada markii ay arintaas dhacaysay.
Calafka.net– Walaal Tiiraanyadaada Cabir
[...] Riix Halkan si ad Warbixinta u Akhrisato [...]
Waa wax laga naxa wa arin muruga leh waxan dhihi laha somalida jogta sout africa inay ku so labtan wadan koga hoyo
Wa arin murugo ilaahayna ha unaxariisto walaashay nasra waxaana rajaynaynaa in ilaahay labada dal inooxoreeyo somalia iyo ogadenia si aan ugu laabano
INAA LILAAHU WAA INAA ILLAHAY RAJICUUN AAD BAY NOO SAMAYSAY GABADHA SOOMALIYEE EE SIDA FOOSHA XUN LOODILAY , WAXAAN TACSI UDIRAYAA AXBAABTII QOYSKA NASRA GAAR SAYGEEDII .
Inaalilaahi wainaa ileyhi rajicuun waa fal naxdin iyo murugu leh allahu naxariiso walasheena muslimada ah dadkii falkaasi kukacayna maalinbey meel aan laga fakaneynin tagi doonaan aduunkaan hadey kufakteen waa allaah hortiisa intii kadhimateyna samir allahakasiiyo insha allah.