DHAGAYSO Calaalka Gabar Qiyaano Jaceyl tii ugu xumeyd lagu sameeyay

QIYANO12Jaceylka waa cadaab marna waa naxariis waa kolba sida uu ku soo maro , balse mararka qaar waxaaba ku qabaneysa in jaceylka aduunka dhan laga baa`biyo sida ay ku calaacashay Muno Xasan .

Muno waxa uu jaceyl soo jiitayay sanad kana soo bilaawday Somaliya Muqdisho balse xanuunkiisa ay ku dareentay Nairobi kala dhaxeeyay Liibaan kaasi oo qiyaano iyo nabsi jaceyl middii ugu dareyn ka galay gabartaan .

Calafka.net oo maqashay qisada gabartaan isla markaana ku booqatay guriga ay ka degan tahay xaafada Islii ee Nairobi ayaa intii warbixinta ay nasiin laheyd waxa ay cilan weyday ilinta taasi oo wiiqday sheekadii ay na siin laheyd .

Ka dib oohin muddo qaadatay ayay Muno noo sheegtay In Liibaan haatan uu ku noolayahy South africa oo iyadu ay geeysay ka dib markii dahab ay laheyd ay u iibisay lacago daynna ay ka qaadatay dad ay ehel yihiin ku fur daamisay.

Balse markii liibaan oo ay ka sugeysay marka uu awood uu u yeesho in uu soo dalban doono iyadoo markii uu baxayayna caloosha cunug ugu xanbaarsaneyd balse Liibaan ayaa iska daayee in uu kaxeyo waxaaba laga waayo Haloow.
Dadaal dheer iyo fariimo ay u dirtay xitaa wuu u sheegi waayay sababta kentay in uu is bedelo, intii sheekada ay waday ayay Muno buraan bur calaacal iyo habaar isugu jira afka la furatay xilli noola shegay in Muno horay u aheyn gabdhaha tuurta afarleyda buraan burka .

Cod ciil uu ku jiro ayay ku tiri haddaan agaan lahaa in sidaasi uu u qalbi adag yahay dahabkeyga uma iibiyeen daynta illaa haatan la igu leeyahana uma galeen .

Riix Halkan Qisada Yaabka leh ee gabadhan Qabsatay oo ay Calaacal kasoo saartay

Calafka.net


Warrakii Arimaha Bulshad Calafka.net

Nagala Xiriir Cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (6)

  1. ilko says:

    Waan ka xumahay in gabdaha soomaliyeed in la qiyaano abaaayo muna xasan raga isku aqli ma.ahan kaasi waad waa mid doqon ah waye ee adi samirka badn lkn asaga iska arki qiyaanada u kugu sameyay alle ku daah kaasi

  2. Liban cape town says:

    Wanacas abaayo muno ninkas ana gacanta kusodhigaayo o s.africa joogo abaayo sawabkeentay inuu ku gooyo ana jawab kaga keenaayo abaayo markan arkay qisada kudhacday wankadamqaday abaayo hadaleydahay ciwan igusodir hotmailkeyga liban201@hotmail.com ama nimbuzkeyga libaan03

  3. Garane Abdi says:

    Waxan ka xumahay waxa ku dhacay muno iska samir nin samra sad ma wayo I am sory

  4. Tolman says:

    Sorry dear sister ad ayan oga xumahay dhibka kugu dhacay e hadu south africa captown ka jogo numburkisa so sheg iyo numburkaga jwb dag daga ka heleysaye ana waxa leyga hela +27838837770 thanks

  5. Cali says:

    En am sory muno abayo dunidan iyo jcl wax walbo kala kulme en huno jcla ama wa qarer ama wa mcn en adigana qarerkisa lakulantay koley that wil hadi aqli leyahay wu kula so hadli en hadi kalo qayano ay lagadomeyso so justa iska dul qado mcney

  6. Mr.malayko says:

    Waanka xumahay muna waxa kudhacay lkn su’ashu waxay tahay muna miyuu qabay marka cunuga ay urka ugu haysay mise waxa kadhaxeyay wada nolansho sida kajirta nairobi isoo jawaba fadlan waxa la’iga helaa mr.malayko6@hotmail.com