Daraasad Cusub: Dadka Runta sheega oo ka caafimaad badan kuwa beenta sheega iyo Khudaarta oo..

Daraasad ay Sameeyeen Culumo Maraykan ah ayaa waxa daaha lagaga Rogay in dadka aan Sheegin Beenta ee cuna noocyadda khudaartu ay ka caafimaad badan yihiin dadka caadaystay beenta.

Daarasadu waxay leedahay dadka runta dadka kale usheega 22% waxay ka caafimaad iyo farxad badan yihiin dadka sheega Beenta Cad ee sideeda ah.

Sidoo kale Daraasadda Waxay leedahay Cunitaanka Khudaartu wuxuu daawo u yahay ka hortaga Cudurka Kansarka oo hadda Caalamku Ubixiyey Daacuunka Casriga waxaanu maalin kasta Aduunka ku dillaa Kumanaan Qof halka uu hayo Malaayiin kale.

Waa markii Ugu horaysay Ee lasameeyo daraasad noocan oo kale ah lays kuna Barbar Dhigayo Dadka Run Sheega Badan Iyo kuwa Beenta Cad ,sheega Annagu waxaynu nahay Dad, Muslimiin ah Ilaahayna Marar Badan ayuu Quraankiisa Kariimkaa kaga waramay Ciqaabta Uu marin Doono qofka Kidaabkaa.

Calafka.net


Warrakii Arimaha Bulshad Calafka.net

Nagala Xiriir Cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Magaceyga waa cismaan macalin xasan cadaan says:

    Haladoorto maxamed c/laahi farmaajo waa ninkarti leh wax qabadleh wax barasho lacag la’aan dhismo wanaagsan waqabad haladoorto haladoorto