Daawo Muqaalka Gabadha Qaday Koobka dalka Koofur Afrika

Sanad waliba sida Caadada ah waxaa Dal walbo ka dhaca Tartarmo lagu tartamo Sida Aqoonta, Quruxda, Xirfadaha, Maskaxda iyo waxyaabo lamid ah , Balse Sanadkaan Quruxda South Africa yaa ku Guuleestay.

Xaflad ay kasoo qeyb galeen malaayiin dad ah ayaa lagu soo bandhigay Cida qaaday Miss South Africa taasoo run ahaantii xiisa galisay kumaanaan Daawade iyagoona qaaatay Go’aanka gudiga.

Riix Halkan si aad Muuqaal ahaan Udaawato Gabadha ugu qurxoon S/Afrika

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>