Cunug yar oo Mucjiso ah Qeybna Bini’aadam ka ah Qeybna Xayawaan ka ah oo Dhawaan dhashay (Daawo Sawirada)

Haweeneey u dhalatay wadanka Nageria ayaa waxaa ay dhasahy Canug madax bani`adam leh balse lugaha u egyahii xaywaanka gaar ahaan Ariga (Eriga).

Dhacdadaan oo ah mid Naadir aha yaa waxaa ay ka dhacday Gobolka Jiigaw ee wadanka Nageria Sida ka muuqata Muuqaal laga soo qaaday ayaa muujinaya Canugasi la dhalay oo leh Madax Bani`adam oo qoor la`aan ah iyo lugaha ariga iyada oo sidoo kale gacmahiisu ay yahiin kuwa dad, waxaan ay noqtay ,mid mucjiso ah arintaani hooyadiina su`aalo badan ay dadkii kal hari la`yahin.

Foosha haweeyneeyda ayaa si caadi ah u dhacday iyada oo isbitaalkii ay ku umushayna warbaahinta iyo dadkaba ku soo xoomeen markii ay maqleen in uu ku dhashay Cunugan Mucjisada ,
Cusbitaalka guud ee Hooyada iyo Dhalaanka ee Deegaankaasi ayeey ku umushay haweyneydaasi dhaqaatiirtu waxaa ay sheeeen in haweyneydaan ay sugeysay in ay dhasho ilmo caadi ah balse ay dhaqatiirti la cajiibeen waxa dhacay waxaa kale oo ay ka gaabsadeen in ay faafiyaan tafaasiil dheeraad ah oo ku saabsan Haweyneyda iyo Ubadkeeda cusub.

Arintan ayaana noqotay Mid mucjiso ah oo aad looga hadal hayo Dhamaan Daafaha Caalamka gara ahaan Dalka Nageria ay ka dhacday Mucjisadan layaabka leh.

Gacal Xuseen Gacal ayman
Wariyaha Arimaha Bulshada
Aymancade@hotmail.com


Warrakii Arimaha Bulshad Calafka.net

Nagala Xiriir Cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. lil mohaz says:

    allah akbar