Sheekooyinka

Li

DAAWO VIDEO: Film Jaceyl+Nabsi oo soo baxay iyo Gabar Soomaaliyeed oo Wacdaro dhigtay

ShareIyadoo Dhowaanahanba Ay iska Soo Dabaca Dhacayeen Filmaan Xambaarsan Micno iyo Waliba Dhibaato ka Jira Qurbaha ayaa Waxaa lasoo Saaray Film Dadka oo Dhan siwayn

Continue Reading »

Qeybta Sheekooyinka

Sheeko-Taxane-ah211111

Qiso Jaeyl oo Xanuun badan: Geeddi jacayl iyo godobtii qarsooneyd! Qeybtii 20aad

ShareOday cali shirwac waxa uu gabadhiisa ku yiri,aabbo aniga ayaa hadda gaarsiin doona akhbaartan markii aan utago. cali shirwac markii uu wiilkiisa u geeyey raashinkii qadada

Continue Reading »

Sheekooyinka Archives

buufis
Sheeko Cusub: Naruuro Jaceyl (Sheeko Xiiso Badan Oo Ka Hadlaysa Facebook) Qeybt 2aad.
- Sep 27, 2013
Habeenkii oo dhan sekeriye ma ogayn meel ay marayso sheeko aroos keliya waxa u muuqata gabadhan faadumo. Sakeriye ma oga inay tahay gabadh qurba jooga oo dalka fasax ku joogta “xasuuso ...
Sheeko-Taxane-ah21111
Geeddi jacayl iyo godobtii qarsooneyd! Qeybtii 19aad Sheeko Taxane ah
- Sep 3, 2013
Qof wax jecel mararka qaarkood qof waalan waxba ma dhaamo adiguna waligaa gar jacayl ma aadan qaadin oo waa gartaa inaad sidaa uhadashaa, dadweynihii hoolka maxkamadda dhoobnaa ayaa halmar qosol la wada ...
buufis
SHEEKO CUSUB: Naruuro jacayl (Qiso Jaceyl oo Facebook ka dhacday) Qeybtii 1-Aad
- Sep 3, 2013
Hanfarka qurbo joogta + Hamiga dhalinyarada+Hoyga facebook+Hadafka jacaylka+Howlaha Aduun. Waa sheeko jacayl oo aad u xiiso badan, kana dhacday magaalada Hargeisa. Dookhiyo jacaylkaba Dadku way ka simanyiin Diintiyo quraankana Culimadu ma dayso Damac iyo xishoodna Dumar lagama ...
furiin2
FARIIN JACEYL: Markii Aad Igu Tiri Waan Ku Jeclahay, Waxa Ay Ila Noqotay In Dunida Dhan Ay Istaagtay Daqiiqado
- Sep 3, 2013
Axdiyada qaarkood waa kuwa aan la jebin karin,xusuustuna marwalbo waa kuwo aan la qorin Dareen mucjisada xiriirka dhabta ah,waxaadna garwaaqsan doontaa dareenka dhabta ah ee aadan marwalbo ka hadlin. *Waxaan dareensanahay cidlo ...
crying-600x5362
Sheeko Jecel Oo Naxdin Leh: Sacdiyo Waan ka Quustay Guur Dambe….
- Feb 18, 2013
Magaca  Sacdiyo Xasan da’deedu Waa 19 jir wax ay dhiganeysay dugsiga-sare fasalka 1aad, waxayna is-barteen wiil ay daris ahaayeen oo lagu magacaabi jiray Farxaan Axmed, waxaana dhexmaray Sacdiyo iyo Farxaan ...
shiina
DAAWO SAWIR: Jaceylka dhabta ah Xuduudo maleeyahay? {Qiso dhab ah} Akhriso Qisada
- Feb 18, 2013
Sheeko Jaceyl ah oo dhex martay wiil u dhashay wadanka China iyo gabar kasoo jeeda wadanka Falastiin oo Internetka ku bilaabatay ayaa waxa ay ku danbeysay in wiilkaas iyo gabadhaasi ...
Sheeko-Taxane-ah211111
Geeddi jacayl iyo godobtii qarsooneyd! Qeybtii 18aad ‘Sheeko Taxane ah”
- Dec 28, 2012
Ayaanle waxaa u cuntami waayey hadalladii askariga waxa uuna dhowr mar ka codsaday inuu fasaxo balse waxaa markii dambe looga naxsaday ereyadan:- doqon baa tahay saacaddaadana si wanaagsan ufiiri waa 8:38 daqiiqo ...
furiin211
Qurbahaa Qasaariyay Qorshihii Jaceylkeena (Sheeko Jaceyl Oo Aad U Xiiso Badan Qeybtii 8-aad)
- Dec 28, 2012
Aqristayaal qeybtii hore ee sheekada waxa ay inoo joogtay deeqo oo su'aashii hanad ugu jawaabtay mid uu garawsaday misana salka ku heysay xigmad soomaaliyeed taasi oo aheyd Qeybta 8aad ee jimcadana ...

Next Page »