Ciyaaraha iyo Dhalinta

AJx

Ajax oo murug gelisay Man City, Arsenal, Real iyo AC Milan oo dhulka la dhigay “DAAWO SAWIRO +Falanqeynta Group-yada”

Share Kooxda kubada cagta ee Man City ayay soo dhamaatay rajadii ay kala hayd usoo bixitaanka Champion Leage-ka hadii aysan badin sedexda kulan ee ay

Continue Reading »

Qeybta Ciyaaraha iyo Dhalinta

val

Milkiilaha Kooxda Chelsea Roman Abramovich oo 46-Milyan kusoo qaadanaya Radamel Falcao

ShareMilkiilaha Kooxda Chelsea Roman Abramovich ayaa sheegay in lacag dhan £46million uu bisha January kusoo qaadan doono weeraryahanka halista ah ee Radamel Falcao. Maalqabeenka  Chelsea

Continue Reading »

Ciyaaraha iyo Dhalinta Archives

ba
Kooxda Liverpool oo 7-Milyan ku doonaysa weeraryahanka Newcastel Demba Ba
- Oct 13, 2012
Kooxda kubada cagta ee Liverpool  ayaa diyaar u ah in ay dalab xoogan udirto weeraryahanka kooxda Newcastle Demba Ba si ay uhesho weerar wanaagsan iyadoo sidoo kale doonaysa xidiga Kuriya ...
ce
England, Germany, Spain Italy iyo Argentine oo guulo gaaray iyo Portugal oo dhulka la dhigau “Natiijooyinka World Cup”
- Oct 13, 2012
Waxaa xalay meelo badan oo caalamka ah ka dhacay ciyaaro katirsan isreeb reebka koobka aduunka iyadoona qaramadii ugu waa weynaa ay inta badan guulo gaareen. Qaranka Ingiriiska ayaa 5 gool kaga ...
Nin 1
Ila Qosol: Ciyaar-yahanka Ugu Biladaha Badan Tartamada Olympic-ga Michael Phelps, Oo Qirtay Inuu Ku Dhex Kaadshay Barkada Tartamada Dabaasha + (Sawiro)
- Aug 8, 2012
Xidiga reer Maraykan ee Michael Phelps, oo ah ciyaar yahan dabaasha caan ku ah kuna guulaystay biladaha ugu badan ee tartamada ciyaaraha Olympic-ga ee ka socda magaalada London ee caasimadda ...
Lucas-Sao-Paulo
Qeybta Ciyaaraha: Lucas oo aadaya Kooxda PSG iskana diiday Man United
- Aug 8, 2012
Ciyaarayahan Lucas Moura ayaa shaaca ka qaaday in uu jeclaan lahaa in uu ku biiro Kooxda  Paris Saint-Germain,  xili kooxda Manchester United ay rajaynaysay in ay lasoo wareegto xidigan qaranka ...
OSCAR
kooxda Chelsea oo ku dhow in ay Tottenham ka dul qaado Oscar “Warbixin+Sawiro”
- Jul 10, 2012
Kooxda kubada cagta Chelsea ayaa mar kale dagaal ugalaysa sidii ay suuqa kala aiibsiga uga soo qaadan lahay ciyaaryahan kale, waxaana ay haatan £25million ku doonaysaa saxiixa xidiga reer Brazil ...
Mark-Hughes_27
Tababaraha Kooxda QPR oo ka fakaraya in Park Ji-sung uu ka dhigo kabtankiisa cusub
- Jul 10, 2012
Tababaraha Kooxda QPR Mark Hughes ayaa sheegaya in uu ku tixgelin doono ciyaaryahan Park Ji-sung in uu noqdo kabtanka cusub ee kooxda maadaama xidigan kasoo tagay Manchester United uu khibrad ...
ba
Kooxda Liverpool oo ku dhow in ay lasoo wareegto Fabio Borini si uu badal ugu noqdo Carrol
- Jul 10, 2012
Ciyaaryahan  Fabio Borini ayaa ku dhow in uu noqdo saxiixii ugu horeeyay ee macalin-ka cusub ee liverpool Brendan Rodgers kadob markii la sheegay in ciyaaryahan Andy Carroll uusan qeyb ka ...
Emmanuel-Adebayor
Emmanuel Adebayor oo ku dhow in uu ku biiro Kooxda Tottenham Spurs
- Jul 10, 2012
Ciyaaryahan Emmanuel Adebayor ayaa ku dhow in lacag dhan £6million uu ugu biirayo kooxda  Tottenham, waxaana uu noqonaysaa heshiiskii ugu balaarnaa ee ay kooxda gaarto. Xidigan ayaa saxiixaya heshiis sedex sano ...

Next Page »