Caafimaadka

Haween

DAAWO VIDEO: Arin Aad umurugo badan oo Haweenka ku haysata Magaalada Muqdishpo

ShareTelefishinka Kalsan Tv ayaa waxa uu Muuqaal Murugo leh ka soo duubay Haweenka ku nool Muqdisho kuwooda Taagta daran muuqaalkan oo qofkii daawadaa damiirkiisu dhaqaaqayo.

Continue Reading »

Qeybta Caafimaadka

qaylada-haweenk-xiliga-galmada-160x133

QISO XANUUN BADAN: Gabar Soomaaliyeed oo sixir lagu guursaday

ShareWaxan halkaan idin soo gud bineynaa qiso dhab ah oo ku dhacaday gabar somaliyeed ahne qiso murugu leh markii ad aqriso maan kaga wax ku

Continue Reading »

Caafimaadka Archives

c
SAWIRO: Gabar Yar oo Lix koob oo Caano ah Maalintii u Cabta si ay Nolosheeda ugu Badbaadiso
- Nov 10, 2012
Gabar yar oo 9 jir ah, magaceedana la yidhaa Holly Lindley oo uu ku dhacay cudur waxyeelleeya kaydinta jidhka ee cuntada (Glycogen), isla markaana aannu jidhkeedu cuntada u beddeli karin ...
Fartuun-
Fartuun Wali oo ka sheekeynaysa dhaqtar ku yiri caruur ma dhalaysid Sheeko Xanuun badan
- Oct 11, 2012
Fartuun Wali waxa ay ku nooshay dalka Mareykanka gaar ahaan gobolka Minnesota, waxaa ay ka sheekeynaysaa xanuunka ay leedahay hadii dhaqtar ku yiraahdo waxba ma dhalaysid. Fartuun oo soo martay baaritaano ...
mucjiso_22
Cunug yar oo Mucjiso ah Qeybna Bini’aadam ka ah Qeybna Xayawaan ka ah oo Dhawaan dhashay (Daawo Sawirada)
- Oct 3, 2012
Haweeneey u dhalatay wadanka Nageria ayaa waxaa ay dhasahy Canug madax bani`adam leh balse lugaha u egyahii xaywaanka gaar ahaan Ariga (Eriga). Dhacdadaan oo ah mid Naadir aha yaa waxaa ay ...
woman-delivers-horse
Haweenay uur lahayd oo dhashay faras
- Sep 18, 2012
Mucjiso aan la filayn ayaa ka dhacday kaniisad ku taala gobolka lagu magacaabo Edo ee dalka Naigeria, kadib markii haweeney  uur leh oo kaniisadda ku cibaadaysanaysa ay fooli qabatay. Dumarkii ka ...
K.Afrika
Dhagayso: Nin ka sheekeeyay Kufsi iyo dil loo gaystay Xaaskiisa oo uur 8 Bil ah dalka Koofur Afrika ‘Qiso Murugo leh”
- Sep 17, 2012
Dalka Koofur Afrika waxaa ka dhacday qiso aad unaxdin  badan kadib markii Rag burcad ah ay udhaceen guri ay degan yihiin Qoys Soomaaliyeed xili habeen ah. Gabartan Soomaalida ah oo lahayd ...
ek
Gabar ku Umushay Musqul Diyaaradeed, Ilmaheediina ugu Magac-dartay Diyaaradda u Gaarka ah “SAWIRO”
- Sep 4, 2012
Haweenay u dhalatay dalka Filibbiin, xaamilana ah oo ka mid ahayd rakaab diyaaradeed, ayaa wiil ku dhex dhashay musqusha diyaaradda, arrintaas oo diyaaraddaas ku qasabtay inay cago dhigato dalka Fiitnaam ...
liis
Libista iyo Waxyaabaha Haweenku isku Qurxiyaan oo Laga Qaado Xannuuno qatar ah “Akhri”
- Aug 18, 2012
Kiimikada haweenku isticmalaan sida libista, kireemada wejiga lagu mayrto iyo waxyaabaha ilkaha lagu caddeeyo ayaa la ogaaday inay sababaan wadne-xannuun iyo dhibaatooyin kala soo darsa muruqyada jirka. Saynisyahanno ka tirsan Jaamacadda ...
EY
SAWIRO–Dhacdo: Ey Labadiisa Lugood ee hore ku waayay kadib dabaq 3 Biyaano ah oo uu kasoo dhacay isagoo hada bilaabay ….
- Aug 14, 2012
Ey waayay labadiisii lugood ee hore kadib markii uu kasoo dhacay dabaq afar biyaano ah ayaa hada bilaabay in uu ku socdo labadiisa lugood ee danbe. Eygan Waxaa lagu magacaabaa puppy ...

Next Page »