Bilowga Xariirka Jaceylka Sidaan samee Waa Hubaal inaad ku guulaysanayso

Hadii aad ku jirto maalmaha ugu horeeya xariirkaada jaceylka waxaa haboon in aad qaadato talooyinkaan oo kugu hagaya wadada toosan ee xariirkaada .

Iska Ilaaw Saaxibkaadii /Saaxibadii Hore : Ku Daadal in aad qalbigaada ka saarto saaxibkaada hore , hana soo xasuusan waxii aad la soo martay , hana isu bar bar dhigan saaxibkaada haatan iyo kuwii hore , hadii sidaa sameyso waxa ay tusineysaa in xariirkaadii hore weli aadan iloowin .

Ha Deg Degin : Ha buun buunin jaceylka , oo taxadar u yeelo xiliga aad u bandhigeyso in aadan ka maarmin jaceylkiisa/jaceylkeeda.

Haka Tagin Noloshaadii Qaaska Kuu Aheyd : Qaladaadka gaar ahan haweenka ka dhaca xiliga bilaawga xariirka ayaa ah in ay iska iloowaan noloshooda gaarka ah , asxaabtooda haweenka ah , iyo wax yaabihi balwada u ahaa ee ay ka heli jireen .

Eeg dabeecadihiisa : il gaar ah u yeelo waxa dhibaya iyo waxa uu ka helo , una sheeg dabeecadahaada .

Calafka.net


Warrakii Arimaha Bulshad Calafka.net

Nagala Xiriir Cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (4)

  1. Maslax says:

    Ani waxan ah qof dabecad xun waxana jeclahan raba maxaaa tala aha o ila gudbon

  2. haye amuun cadi ma tihid wlhi wd dhaarsan thy lkn ang wali waaye cml had jamad wa no faxshy hdi aan south kgu imaado wd i so dhaweysa so ma ahan hindiy nimaka jogaa jcylka ma rabaaa cml o wey aamisn yihhin amabihi cml luq kgu shegaa e isnit wa so scdaaa hdi alle idmo sid ul scdo

  3. waaaaaaaaaaw sxbteyd wn ku so dhywna wlib si fcn mesha south afric la dhahaaa ang ku kila baryo inshh cawad bn bln ah b