Bashiir Hanuuniye Oo Dagaal Faneedkii Kala Dhaxeeyay Farxiya Fiska Cirka Kusii Tolay (Daawo Muuqalka heesta Habeen Tagay Sooma Laabto)

bashiirBashiir Hanuuniye ayaa sii kululeeyay dagaal fanaadka kala dhaxeeyo gabadha ay waa gogol wadaageen waa xidigta fanka xiisaha u yeeshaye Farxiya Fiska isagoo usoo qaaday hee suu ugu magac daray (Habeen Tagay Sooma Laabto) isagoona u muuqday inuu aad u jecelyahay marna karti uu iska baarayay heesta usoo qaaday farxya fiska ayaa waxaa laga dheehan karaa erayo calaacal ah marna adkeysinimo ah
(( Doraad adigoo har joogay nimcadu ku hareero taalo adoon hubinoo ka fiirsan markaad howkan  iiga booday wixii ii hana qaaday inuu ku hodoo habaawday tan iyo haadaan ka duuushay hadaad goor danbe ogaatay markale anoon kuu hilaacay hirdaanyadi oo wareertay xasuuso oo ka hiilan meyso habeen tagay sooma laabto ))
Labadan fanaan ayaa dagaalkoodu bilowday sanadkan dhexdiisa iyagoo u muuqdo inuu dagaalkooda sii galayo sanadka cusub laakiin waxaan sugnaaba waa jawaab
farxiyo fiska oo iyane aan uga fadhino difaaceeda hubeysan shabakaa caanka ah calafka.net kala soco dagaalka halka uu ku biya shubto  

Halkaan ka Daawo heesta Habeen Tagay Sooma Laabto


Warrakii Arimaha Bulshad Calafka.net

Nagala Xiriir Cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Ahmed duwe says:

    Yaaab kan asaga ma xishodo se cml Hadi lakala tagay muxu ka raba gabarta